Trump oo ka Hadlay waxa Uu ka Yeelayo Hogaamiayaha Cusub ee Iran Haddii Aan Laga la Tashan

Donald Trump ayaa sheegay in haddii uusan oggolaansho ka helin Mareykanka, “hoggaamiyaha xiga ee Iran uusan sii jiri doonin muddo dheer.”

“Mudnaanta waa inuu helo oggolaanshaheenna. Haddii uusan helin oggolaanshaheenna, ma sii jiri doono muddo dheer,” ayuu madaxweynaha Mareykanka u sheegay ABC News.

Wuxuu sidoo kale ka gaabsaday inuu diido suurtagalnimada in ciidamo dhulka ah loo diro Iran, isagoo yiri: “Dhammaan ikhtiyaarradu waa miiska saaran yihiin. Wax walba.”

Hadalladan ayaa yimid xilli warar sheegayaan in go’aanka “ugu dambeeya oo mideysan” ee ku saabsan hoggaamiyaha cusub ee Iran uu gaadhay golaha

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Qatar Oo si Adag Mar kale Uga Hadlay Weerarrada Iran

Nin la Dhashay Ra’isal-wasaare Natenyahu oo lagu Baqtiyay Duqaymaha Iran

Shacabka Iran Oo Iskugu soo-baxay Taageerada Hoggaamiyaha Ruuxiga Cusub ee Iran