Trump Oo ku Xanaaqay Dalalka Yurub Ee ka dhego Adaygay Baaqiisii ahaa furista Marinka Hormuz.

Trump oo ku xanaaqay dalalka Yurub oo ka dhego adaygay baaqiisii ahaa in ay ka caawiyaan furista marinka ganacsiga Hormuz ee Iiraan.

“40 sanno ayaan idin ilaalinaynay, idinna wax yar ayaad dib uga guranaysaan… boqolkiiba hal (1%) shidaal nooma soo marin Hormuz, halka Shiinaha, Japan & Kuuriya ay maraakiibtoodu gooshayso. yimaada oo na caawiya, ma jiraan gantaall u hadhay Iiraan.”

Trump wuxuu yidhi “Waxay igu yidhaahdeen, Mudane, waxaan doorbidaynaa inaanan ku lug yeelan arrintan.”

Trump, wuxuu sheegay inuu isna ugu jawaabay. “40 sano ayaan idin difaaceynay, mana rabtaan inaad ku lug yeelataan arrin yar.”

Related posts

Ilhan Cumar ”Dagaalka Trump ku Qaaday Iiraan $2 Bilyan ka badan ayaa ku Baxda Maalin kasta”

Madaxweynaha Iran Oo ka Hadlay Wada-hadal Uu la Yeeshay Dhigiisa Farance

Rag Hubaysan Oo Caawa Weerar ku Dilay Shan Askari Oo ka Tirsan Booliiska Iran.