-
Trump ayaa shaqada ka saaray 30 diblomaasi oo ay ku jiraan safiirrada dalal ay ku jirto Soomaaliya
oo kala ah ; Burundi, Cameroon, Cape Verde, Gabon, Ivory Coast, Madagascar, Mauritius, Niger, Nigeria, Rwanda, Senegal, Somalia, iyo Uganda.
Safiirradan ayaa lagu amray inay dib ugu soo laabtaan Washington, iyadoo ujeeddada xilka looga qaaday lagu sheegay inay qeyb ka tahay siyaasadda maamulka Trump ee America First.
