Trump Oo Sheegay Inay Ciidamada Mareykanka Quusiyeen Sagaal Markab dagaal oo Iiraan Leedahay.

Trump ayaa bartiisa baraha bulshada soo dhigay sidan “Waxaan quusinay 9 maraakiibta dagaalka Iran qaar kamid ah maraakiibtaas aad bey uweynyihiin. Qaar baa badda hoosteeda yaala. Sidoo kale waxaan burburinay xaruntii taliska ciidanka badda” ayuu yiri.

Related posts

USA oo u ogolaatay Israa’iil iib hub degdeg ah, iyo khaliijkii oo cidlo ku soo dhacay

Sacuudiga iyo Pakistan oo ka wada hadlay isku diyaarinta, dagaala iyo difaac wada jir ah

Xisbulah oo eryatay ciidamo Yuhuuda oo isku dayey hawlgal qarsoodi ah oo ay ka fulinayeen Lubnaan