Trump Oo u Digay Midaga Yurub Iyo Iran

Trump ayaa markii u horreysay waxyar ka hor si cad u sheegay inuu ka fiirsanayo suurtagalnimada weerar milatari oo xaddidan oo ka dhan ah Iiraan.

Screenshot


Mareykanka ayaa si cad uga digay oo ku hanjabay inuu tallaabo qaadi doono haddii la hirgeliyo iskudayga ururka Midowga Yurub uu ku soo saarayo sharci ku waajibinaya dalalka Yurub inay kaliya iibsadaan wax soosaarka difaaca ee dalalka Yurub, meeshana laga saaro iibsashada hubka Mareykanka,iyadoo Mareykanka uu sheegay go’aankan inay ka dhalan karto in dalalka Yurub laga saaro heshiisyada difaac ee ay kula jiraan Mareykanka, sida uu weriyey wargeyska Politico.

Related posts

USA oo u ogolaatay Israa’iil iib hub degdeg ah, iyo khaliijkii oo cidlo ku soo dhacay

Sacuudiga iyo Pakistan oo ka wada hadlay isku diyaarinta, dagaala iyo difaac wada jir ah

Xisbulah oo eryatay ciidamo Yuhuuda oo isku dayey hawlgal qarsoodi ah oo ay ka fulinayeen Lubnaan