Trump ayaa waxyar ka hor yiri; “Wax heshiis ah lama geli doono Iiraan, haddii aysan si buuxda isu dhiibin .”
Wuxuu sidoo kale sheegay inuu doonayo hoggaan cusub oo Iiraan ah oo la aqbali karo.
Dabcan hadalkan wuxuu ku saabsan yahay isiiya sawir guul ah , ka dib waan idin ka tagaya, maaddama hadda uu meesha ka saaray inuu si awood ah isbeddel nidaam uga sameynayo Iiraan, oo uu dalbanayo hoggaamiyaha xiga inay u doortaan mid dhex dhexaad u muuqanaya.