23
Turkiga, Pakistan & Masar ayaa dhexdhexaadin ka wada dagaalka Bariga-dhexe, iyaga oo labadii maalmood ee la soo dhaafay wada-hadallo la yeeshay labada dhinac, sida ay qortay majladda Axios oo intaasi ku dartay in dhexdhexaadinto si wanaagsan u socoto.
Tani waxay imanaysaa xilli Trump sheehey in uu hakiyey dagaalka shan beri, walow Iiraan ay beenidey wax wada-hadal ah oo jira.