Turkiga, Pakistan & Masar Oo Dhex-dhexaadin ka wada Dagaalka Bariga-dhexe.

Turkiga, Pakistan & Masar ayaa dhexdhexaadin ka wada dagaalka Bariga-dhexe, iyaga oo labadii maalmood ee la soo dhaafay wada-hadallo la yeeshay labada dhinac, sida ay qortay majladda Axios oo intaasi ku dartay in dhexdhexaadinto si wanaagsan u socoto.

Tani waxay imanaysaa xilli Trump sheehey in uu hakiyey dagaalka shan beri, walow Iiraan ay beenidey wax wada-hadal ah oo jira.

Related posts

136 Mudane Ee katirsan baarlamaanka DFS Oo Ugu Baaqay Xassan Sheikh inuu joojiyo Duulaanka Koonfur Galbeed.

Dibadbaxayaal Careysan oo Sawirada Xasan Sheekh ka fujiyay Darbiyada iyo Goobaha Muhiimka ah Ee Baydhabo..

War Hadda kasoo Yeeray Guddoomiyaha Baarlamaanka Iiraan.