Wararkii Ugu Denbeeyay Ee Xiisada Bariga Dhexe

Sacuudiga ayaa dhimashadii u horreysay soo tabiyay. Laba qof ayaa la soo sheegay in ay duqaynaha ku dhinteen.

Gaaska Ingiriiska u kaydsan ayaa ah mid laba cisho kaliya ku filnaan doona sida uu xaqiijiyay Dailu Mail.

Wargayska Financial Times ayaa wariyay in mudo Afar sanno ah taarikhda halkii ugu sarreysay uu gaadhay qiimaha shidaalku.

Dalalka Sucuuiga, Imaaradka, Ciraaq, Kuwayd iyo I!ran ayaa hoos u dhigay ama guud ahaan xidhay goobihii shidaalka laga dhoofin jiray.

Imaaradka ayaa sheegay in weeraro ka badan kuwii ISRL iyaga lagu qaaday. Waxay sheegen in weerada lagu qaaday 42.8% yihiin, halka ISRL la wreraray 20.1%.

Madaxwaynaha I!ran ayaa sheegay in aysan is dhiibi doonin, oo ay awood ugu jawaabi doonnan ISRL iyo Maraykanka.

Warbaahinta Fars, ayaa baahisay in I!ran ballaadhin doonto weerarkedii. Goobo horleh oo Maraykanka u ah xarrun dhaqaalle ayay xuseen in la beegsan doonno.

Trump, ayaa ku hanjabay in uusan cimrigiisu sii dheerran dooni hoggaamiyaha cusub ee I!ran, hadii aysan iyagu soo xulin.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Qatar Oo si Adag Mar kale Uga Hadlay Weerarrada Iran

Nin la Dhashay Ra’isal-wasaare Natenyahu oo lagu Baqtiyay Duqaymaha Iran

Shacabka Iran Oo Iskugu soo-baxay Taageerada Hoggaamiyaha Ruuxiga Cusub ee Iran