11
Tan iyo markii uu dagaalku bilowday 28, February, !ran waxay dalalka Khaliijka ku riday 1119 gantaal iyo 3792 diyaaradood oo drone ah, sida Al Carabiya ku warantay.
Halka !ran ay ISR ku riday 300 oo gantaal iyo 550 diyaaradood oo drone ah.
!ran waxay 85% gantaaladeeda iyo diyaaradaheeda drone-ka ah ku garaacday dalalka Khaliijka, halka !ran ay 15% oo kaliya gantaaleeda iyo diyaaradaheeda drone-ka ah ku duqeysay ISR.
Maxay tahay !ran sababta ay sidaas oo dhan ugu weerarayso dalalka Khaliijka waliba si aad uga badan inta ay weeerarayso ISR.?