Warbaahinta Carabta Oo soo Bandhigtay In !ran 85% Hubkeeda ku Garaacday Dalalka Khaliijka, Halka ay Israel 15% ku Garaacday

Tan iyo markii uu dagaalku bilowday 28, February, !ran waxay dalalka Khaliijka ku riday 1119 gantaal iyo 3792 diyaaradood oo drone ah, sida Al Carabiya ku warantay.

Halka !ran ay ISR ku riday 300 oo gantaal iyo 550 diyaaradood oo drone ah.

!ran waxay 85% gantaaladeeda iyo diyaaradaheeda drone-ka ah ku garaacday dalalka Khaliijka, halka !ran ay 15% oo kaliya gantaaleeda iyo diyaaradaheeda drone-ka ah ku duqeysay ISR.

Maxay tahay !ran sababta ay sidaas oo dhan ugu weerarayso dalalka Khaliijka waliba si aad uga badan inta ay weeerarayso ISR.?

Related posts

Israa’iil Oo Sheegay Inay 20 Qof ku Dhaawacmeen Gantaalo ay Caawa Iran ku Weerartay Dimona

Israel Oo ku Baaqday in loo Midoobo Dagaalka Iran Walaac-na ka Muujisay Gantaalka 4,000 KM

Madaxwayne Trump Oo ku Farxay Geerida Madaxii hore ee Hay’ada Sirdoonka Maraykanka