Wasiirada A.Dibada Masar Iyo Sacuudiga Oo ka Wada-hadlay Xoojinta Amniga Badda Cas

Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Badr Abdel-Aty iyo dhiggiisa Sacuudiga Faisal bin Farhan Al Saud ayaa adkeeyay muhiimadda xoojinta iskaashiga dalalka ku teedsan Badda Cas si loo ilaaliyo amniga iyo xasilloonida marin-biyoodkan istiraatiijiga ah.

Labada wasiir waxay carrabka ku adkeeyeen in la hubiyo xorriyadda maraakiibta iyo ganacsiga caalamiga ah, isla markaana la xoojiyo isku-duwidda dalalka xeebaha leh.

Dowladdaha Sucuudiga, Masar, Djibouti, Eritrea, Jordan, Yemen iyo Soomaaliya ayaa dhawaan yeelan doono qorshe lagu xaqiijinayo amniga marin biyoodkaan.

Related posts

Milateriga iyo siyaasiyiinta Iiraan oo taageeray hogamiyaha cusub, mucaaradka oo boqorttyo u arka

Trump oo ka carooday hoggaamiyaha cusub ee Iiraan

Rihanna oo ka badbaaday isku day dil oo lagu weerary gurigeeda