Xoghayaha Dagaalka Mareykanka Oo Trump ka Hor-qiray In Awooda Iran la Jabin karin.

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Xoghayaha Dagaalka Mareykanka Pete Hegseth ayaa Trump ka Hor Sheegay Caawa in Iran ay dhan walba ka dhisan yihiin ceedankeeda waxuuna yiri:-

“Wali ma dhicin taariikhda dal leh Military Casri ah, Sida Iran, Iran waxay leedahay Military casri ah; Ciidan bad oo casri ah, Ciidan Cir oo Casri ah iyo Difaaca cirka oo Casri ah, hoggaan sare iyo Dhufeyso adag, in dal intaas leh dagdag lagu jabiyo ama looga guuleysto (Ma dhicin taarikhda)…. awoodeena ayaan muujinay oo Bambada ayaa keentay in la xaajoodo”

Hadalka wasiirka ayaa waxaa ka cad in Iran aan wali la jabin aysana dhaweyn in la jabiyo, sidoo kale Maalinkii weerarku bilaabanayay warkii uu sheegay ee ahaa in maalmo kooban lagu soo afjari doonana uu been noqday

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.