54
Dowladda Jabbuuti ayaa albaabada isugu dhufatay xafiiskii diblomaasiyadda ee Somaliland ee magaalada Jabuuti: “Iyada oo la tixraacayo is-waafaq la’aanta ku xeeran go’aanka ay qaateen mas’uuliyiinta Somaliland ee Soomaaliya, ee ku saabsan dhisidda iskaashi lala yeesho Israa|il, taas oo ku saleysan aqoonsi ka hor imanaya xeerarka sharciga caalamiga ah, Jamhuuriyadda Jabbuuti waxay go’aansatay in ay joojiso furitaanka xafiiska xidhiidhka ee maamulka Somaliland” — War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Jabbuuti.
Tani waxa ay imanaysaa xilli maanta Somaliland ay u yeedhatay danjirihii dalkaasi u joogey.

Have any thoughts?
Share your reaction or leave a quick response — we’d love to hear what you think!

