Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in uu kala baxayo ciidamadiisa harsan ee Yemen, kaddib markii Sucuudigu taageeray dalab ka yimid golaha xukuumadda Yemen oo ku dalbanayay inay dalka uga baxaan …
December 2025
-
-
Af Soomali War
Shir Golaha Wasiirrada Sacuudiga Oo si Cad u Diiday Aqoonsiga Somaliland
by Heemaal Newsby Heemaal NewsShir golaha wasiirrada Sacuudiga oo uu guddoomiyay Boqor Salmaan ayaa maanta si rasmi ah u diiday go’aanka Israa’iil ay ku aqoonsatay Somaliland inay tahay dowlad madax-bannaan. War-saxaafadeed ka soo baxay …
-
-
Af Soomali War
Somaliland Oo si Adag u Cambaaraysay Tallaabadii uu Qaaday Wakiilka Somaliya Ee Qarammada midoobay
by Heemaal Newsby Heemaal NewsXukuumadda Somaliland, ayaa si adag u cambaaraysay tallaabadii uu Wakiilka maamulka Soomaaliya u fadhiya Qarammada midoobay uu ku dafiray xasuuqii, dilwareedkii iyo iskudaygii isir safaynta ahayd ee ciidammadii dalkaasi u …
-
Af Soomali War
Dawladda Somaliya Oo la Safatay Sacuudiga Markii Arimaha Yemen Iisku Khilaafen Imaraadka
by Heemaal Newsby Heemaal NewsDawladda Soomaaliya , waxay xaqiijisay inay la safatay Sacuudiga , kaddib markii wakaaladda wararka dawladda ee SONNA ay baahisay inay Soomaaliya taageerrayso madax bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Yemen — …
-
-
-
-
-
Af Soomali War
Villa Somaliya Oo War kasoo Saartay Kulankii Madaxwayne Xasan Iyo Erdogan.(Sawiro)
by Heemaal Newsby Heemaal NewsMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay Türkiye Mudane Recep Tayyip Erdoğan ayaa magaalada Istanbuul ku qabtay shir jaraa’id oo wadajir ah, kaddib …

