Heemaal News Network

Juergen Klopp Oo Ka Fadhiisnaya Xirfada Iyo Shaqada Kubbda Cagta

Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool, Juergen Klopp, ayaa ku dhawaaqay inuu shaqada ka fariisan doono dhammaadka xilli ciyaareedkan.

Lix iyo konton jirkan oo ay kooxdiisu ku jirto hoggaanka Premier League, waxa uu sheegay in tamartu ka sii dhammaanayso.

Klopp waxa uu qabtay xilka Liverpool 2015, waxana uu la qaaday kooxda lix koob oo ay ku jiraan horyaalka Premier League iyo Champions League.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Cayaartooy Garoonka Ku Jira Oo Danab Dilay

Heemaal

Live Ciyaarta Finalka Ee Galmudug Vs Hirshabeele

Heemaaln

Ciyaaryahan Caan ah Ee Robinho Oo Lagu Riday Xukun Adag Oo Xabsi ah iyo Dambiga Lagu Helay

Heemaaln