5
[penci_blockquote style=”style-1″ align=”none” author=””]War murtiyeedk[/penci_blockquote]

Golaha Wadatashiga Qaranka, oo kulamo xiriir ah ku yeeshay Madaxtooyada Qaranka, ayaa soo saaray War-murtiyeed lagu adkaynayo mowqifka dowladda ee ku aaddan ilaalinta midnimada dalka.
Golaha Wadatashiga oo uu guddoomiyey Madaxwaynaha Jamhuuriyadda, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo jeediyay tallooyin wax-ku-ool ah oo lagu mideynayo dadaalka dowladda iyo tallaabooyinka la qaadayo ee lagaga hortagayo aragtida goonni-goosatada.
HOOS KA DAALACO



