Heemaal News Network

Dawlada Itoobiya Oo Warqad Codsi ah Oo ka Dhan ah Heshiiska Badda U Dirtay Q/Midoobay

Itoobiya ayaa u dirtay Qaramada Midoobay bayaankan, si loo baajiyo dood uu Golaha Ammaanka ka yeesho is-afgaradkii ay Addis Ababa la gashay Hargeysa.

Itoobiya, waxa ay sheegeen in ay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay ogeysiiyeen, iyaga oo tilmaamay in ay doonayaan deked ganacsi oo qaybna ka ah iskaashigii ee kala dhexayn jiray Somaliland.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Taliyaha Atlanta Ee Midowga Yurub Oo Gaaray Muqdisho Xoojinta Amniga Xeebaha-na kala Hadlay Madaxda Somaliya

Heemaal

Jaaliyadda Somaliya Ee dlka Finland Oo si kulul Uga Hadlay Damaca Gurracan Ee Itoobiya.

Heemaal

Netanyahu Oo Amar Ku Bixiyey In La Weeraro Magaal Ay Uga Digeen Masar, Maraykanka Iyo EU-du

Heemaal