Dowlaha Carabta oo Cambaareeyey Socdaalka Wasiirka Arrimaha-dibedda Israa|l ku Tagay Hargeysa.

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Jaamacadda Carabta ayaa si adag u cambaareysay booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda Isr1l ee Hargeysa, iyada oo ku tilmaantay xadgudub cad oo ka dhan ah madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.

Ururku wuxuu sheegay in booqashadu tahay mid sharci-darro ah, isla markaana halis ku ah amniga gobolka, gaar ahaan Geeska Afrika. Jaamacadda Carabta ayaa mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee ay u hayso Dowladda Federaalka iyo shacabka Soomaaliyeed.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.