Cayaarihii Qaramada Afrika Oo U Gudbay Gabagabdii

by Heemaal

Siddeed waddan ayaa si rasmi ah looga reebay tartanka qaramada Afrika ee AFCON 2025 ka dib markii ay soo dhamaadeen kulamadii heerka guruubyada ee ka socday dalka Morocco. Waddamada ay rajadoodu halkaas ku ekaatay ayaa kala ah:

Gabon, Equatorial Guinea, Botswana, Uganda, Zimbabwe, Angola, Zambia, Comoros.

Angola ayaa weyday fursad ay ugu soo baxdo wareegga 16-ka ka dib markii ay tartanka ka hor mareen waddamada Tanzania, Sudan, Mozambique, iyo Benin oo ku soo baxay afarta kooxood ee ugu dhibcaha badnaa kaalmaha saddexaad (best third-place teams).

Jadwalka Wareegga 16-ka

Wareegga halka cayaar, ayaa bilaaban doona Sabtida soo socota, waxaana loo qorsheeyay sidan, iyadda afarta kooxood ee laga badiyaana ay dayaarada sii raaci doonaan.

Have any thoughts?

Share your reaction or leave a quick response — we’d love to hear what you think!

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.