116
Wasiirka Arrimaha-dibedda JFS, Cabdisalaam Dhaay oo ka hadlaya Shirarka Dalalka Islaamka ee Riyaad: “Heshiis Milatari, mid sirdoon, mid amni, mid siyaasadeed iyo mid dhaqaale oo aan ogolaasho ka haysan Dowlada Fadeeaalka ah dalka kama shaqaynaayo haddii uu jirano waa sharci daro.”