99
Wasaaradaha Arrimaha Diinta ee Woqooyi-bari, Hirshabeelle, Galmudug & KGS ayaa ku dhaawaqay in ay xidhiidhka u jareen Wasaaradda Arrimaha Diinta Federaalka oo ay ku eedeeyeen in ay isku koobtay maamulka Xajka kana baydhay hanaanka federaalka dalka.
Maamulladan ayaa ah kuwa xilligan xidhiidhka tooska ah la leh DFS, iyada oo uu hore u xumaaday xidhiidhkii Dowladda-dhexe iyo Puntland & Jubbaland.

Have any thoughts?
Share your reaction or leave a quick response — we’d love to hear what you think!

