Iiraan iyo Israa’iil Oo Caawa Is-dhaafsaday Farriimo uu Dhexdhexaadiyay Ruushka

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Iiraan iyo Israa’iil ayaa saacadihii u dambeeyay is-dhaafsaday farriimo uu dhexdhexaadiyay Ruushka, kuwaas oo ay ku caddeeyeen in midkoodna uusan weerari doonin kan kale marka hore haddii Mareykanka uu fuliso weerar,sida uu baahiyay wargeyska Washington Post.

Israa’iil waxay u sheegtay Iiraan inaysan damacsanayn weerar hordhac ah oo loola jeedo haddii uusan wax weerar ah uga imaan Iiraan inaysan iyaguna wax weerar ah qaadi doonin.

Iiraan iyaduna isla sidaas ayay u sheegtay Israa’iil , oo ah ma weerarri doonto Iiraan gudaha Israa’iil illaa ay Israa’iil dagaalka ku soo biirto.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.