127
Booliiska Federaalka Itoobiya ayaa sheegay in ay qabteen rasaas ay Eritrea u dirtay jabhado ka dagaallama gobolka Amxaarada ee Itoobiya.
Dawlada Eritrea ayaa si adag u beenisay Eeddaasi, iyadoo ku tilmaamtay sheeko aan sal lahayn oo Itoobiya ku doonayso inay u adeegsato marmarsiyo bilowga dagaal ay nala gasho, sida ay maanta werisey Reuters.


