Puntland Oo soo Bandhigtay Maxaabiis Ajanabi ah Oo ay ku Qabatay Dagaalkii ay kula Jirtay Argagixisada

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Puntland ayaa soo bandhigtay maxaabiista ay ku qabatay dagaalka ay ku cidhibtirayso kooxaha Argagaxisada ah ee ay kula dagaallmaysay buuraha Calmiskaat.

Maxaabiista waxa u badan Ajaaniib sida dawladda Puntland sheegtay waxa ku jira kuwo ka soo jeeda waddamada Turkey , Saudi Arabia, Morocco , Ethiopia, Syria Iyo Tanzania.

Puntland ayaa guullo muhiim ah ka gaadhay dagaalka ay kula jirto argagaxisada iyadoo shacabka iyo xukuumadduba iskaashanaya.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.