Diyaarad khaas ah Oo Maanta ka soo Duushay Israa’iil,Oo ku Wajahneyd Hargeysa.

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Diyaarad khaas ah oo nooca Hawker 800XP ah, kuna diiwaangashan lambarka T7-NKS, ayaa maanta ka soo duushay garoonka caalamiga ah ee Ben Gurion ee Israa’iil , iyadoo ku wajahneyd Hargeysa, Somaliland.

Diyaaraddu waxay martay hawada Itoobiya , halkaas oo ay ku sameysay wareegyo sugitaan (holding patterns) dhowr ah ka hor inta aysan si toos ah u aaddan Hargeysa.

Warar soo baxaya ayaa tilmaamaya in diyaaraddu la xiriirto hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad, arrintaas oo dhalisay hadal-heyn iyo su’aalo ku saabsan ujeeddada safarkeeda.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.