Dowlada Koonfur Afrika Oo ku Dhawaaqday Xaalad Musiibo Qaran ah

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Dowlada Koonfur Afrika ayaa ku dhawaaqday xaalad musiibo qaran ah, kadib markii roobab mahiigaan ah iyo fatahaado dalkaasi ku dhuftay ay sababeen dhimashada ugu yaraan 30 qof iyo Burburka kumanaan dhismayaal ah, Buundooyin iyo wadooyin badan.

Saameynta ugu daran ayaa ka dhacday gobollada waqooyi ee Limpopo iyo Mpumalanga, halkaas oo dhimashada ugu badani ka dhacday, waxaana masiibadani ay sidoo kale saamayn u geysatay qaybo ka mid ah dalalka Mozambique iyo Zimbabwe, iyadoo ay ku dhinteen In ka badan 100 qof saddexda dal tan iyo markii roobabku bilaabmeen dabayaaqadii sannadkii hore.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.