“Haddii Israa’iil aanay Ammaan Ahayn, Carabtuna Ammaan ma Ahaan Doonaan.”Madaxa Amniga Imaaraadka

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Ku-xigeenka madaxa booliska iyo amniga guud ee Dubai mud. Dhahi Khalfan, ayaa war uu ku baahiyay bogga rasmiga ah ee Israa’iil, ku sheegay in amniga dalalka Carabta uu ku xiran yahay amniga Israa’iil.

“Haddii Israa’iil aanay ammaan ahayn, Carabtuna ammaan ma ahaan doonaan. Israa’iil waa xaqiiqo jirta. Qofkii taas inkiraana wuu beddelayaa xaqiiqada jirta.” ayuu yiri Dhahi Khalfan

“Qofka sidaas sameeya, waxaan xaafaddeenna uga dhisi doonaa taallo .”ayuu hadalkiisii ku soo afmeeray.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.