81
Kaddib markii Trump , uu baahiyay farriin uu telefoonkiisa ugu soo diray madaxweynaha Faransiiska , Emmanuel Macron ayaa waxaa soo baxay in Macron uu u muuqday inuu ka caraysanyahay, ayaa si adag uga hadlay xili uu ku jiray hadal jeedintiisa shirka dhaqaalaha adduun ee ka socda magaalada Davos ee dalka Switzerland;
“Dunidu waxay u gudbaysaa xilli aan lahayn xeerar iyo nidaam cad.Mareykanku wuxuu raadinayaa inuu wiiqo awoodda Yurub….Waxaa ina hortalla laba ikhtiyaar: inaan aamminno, ama inaan u hoggaansanno Mareykanka , arrintaasna lama aqbali karo. Sidaas awgeed, Yurub waxay u baahan tahay in la xoojiyo lana kordhiyo maalgelinta Shiinaha, gaar ahaan waaxaha muhiimka ah ee istiraatiijiga ah.”

