Cidaanka Somaliland Oo Xabsiga Dhigay Rag Lagu Tuhmay Dil ka Dhacay Deg.Sayalac Dhawaan

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Xukuumadda Somaliland ayaa xabsiga u taxaabtay Guddoomiyihii deegaanka Toqoshi, Yuusuf Cilmi Dhulsug, iyo Wariye Maxamed Daahir Caawale (Carab Cawaale) oo lagu eedeeyay in walaalkii uu ka tirsanaa jabhada beesha Ciise ee indha biraale halkaasoo laga labadii marxuum ee dhawaan lagu dilay deegaano ka tirsan degmada Saylac

Sidoo kale ciidanka Booliiska degmada Saylac ayaa dilkan u xiray sadax qof oo kale.

Sawirkan waa Wariye Maxamed Cawaale oo loo Xiray Walaalkii

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.