Trump, Oo ka Fiirsanaya in Cunaqabateyn Dhammeystiran la saaro Dalka Cuba.

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Trump, ayaa ka fiirsanaya in cunaqabateyn dhammeystiran la saaro dalka Cuba, si ay u fududaato nidaamka Cuba inuu kala daato illaa heer burbur ah oo Mareykanka ku faragelin karo.

Waxaa tallaabadan taageerray xoghayaha arrimaha dibadda ahna la taliyaha amniga Mareykanka, Marco Rubio oo asal ahaan ka soo jeeda Cuba, sida uu sheegay wargeyska Politico.

Mar la waydiiyay Trump, inuu noqon karo Marco Rubio hoggaamiyaha qabsanaya Cuba, wuxuu ku jawaabay, “ Waa wixii ugu wanaagsana ee aan maqli lahaa.”

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.