Madaxweyne Erdogan:”Waxaan Noqon Doonnaa kuwo ku Midooba Gobolka oo Ugu Noolaada si Wadajir.”

by Heemaal
1 minutes read
A+A-
Reset

“Waxaan noqon doonnaa kuwo ku midooba gobolka oo ugu noolaada dhulka si wadajir, walaaltinnimo iyo Islaamnimo ah.

Waxaan ku dhaqmi doonnaa caqli, dulqaad iyo deggenaansho, mana ku dhici doonno dabinnada cadowga; waan ka feejignaan doonnaa isku-dayada lagu hurinayo khilaaf iyo kala-qaybin la soo marinayo Baraha Bulshada.

Kala qoqobnaanta iyo isbahaysiga kooxeed wax kale ma keenaan marka laga reebo xanuun na soo gaara annaga iyo gobolkeenna.

Xiisad ku salaysan qowmiyad ama mad-hab diimeed waxay kaliya horseeddaa murugo juqraafi ahaan saameysa deegaankeenna”.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.