101
Warbaahinta ISRL ayaa sheegay in Hargeysa ogolaatay in loo soo raro Falastiiniyiintii taageersanaa ISRL iyo qoysaskooda, kooxdii Abuu Shabaab, iyada oo ay ISRL u diyaar garoobayso in ay ka baxdo dhulkii Qaza, qayb ka mid ah marinka qasa, iyada oo la fulinayo heshiiska qaybtiisii labaad.


