Taliyaha Ciidamada Uganda:“Waxa aan Damacsan nahay inaan Ciidankeena kala Baxno Somaliya.”

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Dowlada dalka Uganda ayaa shaacisey iney si rasmi ah ciidamadeeda ugala baxayso dalka Soomaaliya oo ay nabad ilaalin u joogeen muddo 19 sanno ah sida uu sheegay Jeneraal Muhoozi Kainerugaba oo ah wiilka uu dhalay Madaxweynaha dalka Uganda.

Ciidamada Uganda ayaa qayb ka ahaa Ciidamado tiro badan oo nabad ilaalin u joogay Somaliya kuwaasi oo lagu magacaabo AMISOM, kuwaasi oo ciidamada Somaliya ka caawin jirey iney dalkooda difaacdaan.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.