Hindiya Oo soo Bandhigtay Ciidanka Guutada Geerida Oo Noqon doona kuwa Loogu Cabsida Badan Yahay.

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Dawlada Hindiya ayaa Banaanka keenay CIIDAN ay Sheegtay in ay Noqon doonaan kuwa Caalamka Loogu Cabsida Badan Yahay.

Ciidankan ayaa lagu magacaabaa guutada geerida waxaana lagu soo bandhigay Dabaaldaga maalinta Xornimada dalkaasi ee 76 sano guuradii.

Hindiya ayaa sanadkii hore ku fashilantay dagaaal ay la gashay Paakistaan, waxaana inta Badal dhulka la dhigay Diyaaradihiiii dagaalka ceebtaas wali Kama soo Kaban New Delhi.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.