34
Diyaarad xamuul oo ah nooca Boeing C-17 ah oo ay leeyihiin Ciidanka Cirka Qatar ayaa ka duushay Saldhigga Amiir Tamiim dalkaas, waxayna goordhow ka soo degtay Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.
Dowladda Qatar ayaa heshiis Difaac markii ugu horaysay taariikha la gashay Dawladda Fadaraalka Somaliya dhawaan, iyadoo Qatar ay horay taageero u siin jirtay dowladda balse balse ma jirin heshiis difaac oo kan ka horeeyay.