Daawo Qaabkii Loo Weeraray Ilahaan Cumar Iyo Natiijada Baaritaanka Booliska

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Nin ayaa dareere ur xun leh ku daadiyey xildhibaanad Ilhaan Cumar iyadda oo ka hadlaysay kulan dadweyne oo ka dhacay Minneapolis, waxayna cambaareynaysay hawlgalada hay’adda ICE.

Ninka weerarka gaystay ayaa si degdeg ah loo qabtay loona xiray, Ilhaanna wax dhaawac ah ma soo gaarin. Inkastoo hakad yar ku dhacay khudbadeedii, Ilhaan waxay sii wadatay khudbadeedii, iyadoo sheegtay in falkaasi uusan cabsi gelin doonin ama joojin shaqadeeda. Booliiska ayaa baaritaan sameeyay, dhacdadana u aqoonsaday weerar darajada saddexaad ah.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.