Turkiga Oo Diyaaradaha F-16 ah u Dir-tay Magaalada Muqdisho

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Dowladda Turkiga ayaa xaqiijisay inay u dirtay saddex diyaaradood oo F-16 ah Muqdisho, tallaabadan oo la xiriirta ballaarinta doorkeeda mashaariicda tamarta iyo hawada sare ee Soomaaliya.

Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegay in dirista diyaaradaha ay si gaar ah ula xiriirto qorsheyaasha qodista shidaalka badda oo la filayo inay billaabato dabayaaqada sannadkan, iyo sidoo kale hindise lagu dhisayo saldhig dayax gacmeed oo laga hirgelinayo waqooyiga Muqdisho.

Tallaabadan ayaa muujinaysa xoojinta iskaashiga istiraatiijiga ah ee u dhaxeeya Turkiga iyo Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada ammaanka, tamarta iyo tiknoolajiyadda, iyadoo Ankara ay sii kordhinayso joogitaankeeda gobolka.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.