Sucuudiga, Soomaaliya iyo Masar ayaa hawadooda, u diiday duullimaadyada diyaaradaha hubka geeya Liibiya ama Chad ee loo wada kooxda RSF.
• Imaaraadka oo garoonka Boosaaso u adeegsan jiray sidii Xudunta howlgalka hada waa laga joojiyay.
• Garoonka Diyaaradaha Kufrah ee Liibiya waa la xiray.
• N’Djamena oo Chad ah ayaa hadda ah marinka kaliya ee u haray RSF. Maalmahaan waxaa ku biiray kan Itoobiya iyada waxa uu qarka u saaran yahay in uu xirmo ka dib markii ciidanka Suudaan ay qabsadeen deegaanada xuduudka Sudan iyo Itoobiya.
