Iran Oo Shaacisay Xarumo Gantaallo ah Oo Biyaha Hoostooda ku yaalla, Oo ku Dhow Marinka Hormuz.

by Heemaal
1 minutes read
A+A-
Reset

Iran ayaa shaacisay shabakad xarumo gantaallo ah oo biyaha hoostooda ku yaalla, kuwaas oo ku dhow Marinka Hormuz.

Waxa ay sheegeen Ciidanka Badda ee Ilaalada Kacaanka Iran (IRGC Navy), inaay geeyeen halkaas, gantaallo cruise ah oo masaafad dheer gaari kara, laguna beegsan karo bartilmaameedyo ka fog in ka badan 1,000 km.

Tani waxay qayb ka tahay istaraatiijiyad lagu cabsi gelinayo, loogana hor tagayo duulaanka gardarada ah ee Goballadda Midoobay oo ku wajahan Jamhuuriyada Islaamiga ee Iran.

Mas’uuliyiinta Iran waxay ka digeen in ammaanka maraakiibta ku goosha Marinka Hormuz uu si weyn khatar u geli doono haddii dalkooda la weeraro.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.