Dhaxal-sugaha Sucuudiga Oo Caasimada Riyad kusoo Dhaweeyay Madawayne Erdogan

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa maanta soo gaaray caasimadda Boqortooyada Sucuudiga ee Riyaad, kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay Dhaxal-sugaha Sucuudiga, Mohammed bin Salman.

Booqashadan ayaa diiradda lagu saarayaa xoojinta xiriirka laba geesoodka ah, iskaashiga dhaqaale iyo ganacsi, arrimaha amniga, iyo wada-shaqeynta siyaasadeed ee gobolka.

Madaxweyne Erdoğan iyo Dhaxal-sugaha ayaa la filayaa inay yeeshaan kulammo ay kaga wada-xaajoonayaan xaaladaha-siyaasadeed ee Bariga-dhexe & Geeska Afrika iyo ajandayaal muhiim ah oo dan-wadaag ah.

Screenshot

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.