Waxaa Bilowday Qorshe La iskaga hor keenayo Turkiga Iyo dadka Falastiiniyiiinta ah, ka dib markii maanta Hawlagl Ka Dhacay Istanbul lagu Qabtay Koox Basaasin ah oo Falastiiiniyiin ah.
Wakaalada wararka MEI ayaa Caawa sheegtay in Tiro ka badan 11 Ruux oo Falastiiniyiin u shaqeynayay Sirdoonka ISR la Qabtay, kuwaasi oo laga soo saaray guryo ku yaala ISTANBUL.
Falanqeyeyaasha Turkida ayaa cadeeyay in Laba Noocba noqon karto Tan koowaad waxay ku sheegeen in la diyaarinayo qorshe iska hor keenis ah Turkiga & FLSTIN & Midda Labaad oo ah in ay ka Been sheegeen Dhalashadooooda.