Diyaarad Xamuulka Millatari Turkiga Oo kasoo Degtay Garoonka Muqdisho

by Heemaal
0 minutes read

Diyaarad xamuul millatari oo ah nooca Airbus A400M Atlas ah, oo ay leeyihiin Ciidamada Cirka Turkiga, ayaa maanta ka soo degtay Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde.

Diyaaradda oo ka soo kacday Saldhigga Cirka ee Kayseri Erkilet ee Turkiga, ayaa la rumeysan yahay in imaanshaheedu la xiriiri karo iskaashi milatari oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga.

Dowladda Turkey ayaa maalmahaan dalka keenaysay nidaamka difaaca hawada oo ilaa hada la geeyay goobaha ay muhiimka u ah amniga dalka.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.