Maamulka Xaramka Oo Beeniyey in Marada lagu Dedo kacbada la geeyey Guriga Ninka fadeexaddiisu caalamka qabsatay

by Heemaal
0 minutes read

Maamulka Xaramka ayaa beeniyey isla markaasna meesha ka saaray in ‘kiswada kacbada’ marada lagu dedo kacbada la geeyey guriga ninka fadeexaddiisu caalamka qabsatay ee Jeffrey Epstein, taasi oo ka mid ahayd faylaasha la faafiyey.

Maamulka masaajidku waxay sheegeen in baadhitaan-dheer oo ay sameeyeen ku ogaadeen; in marada la geeyey guriga Epstein ay ahayd mid ‘loo ekaysiiyey’ kiswada rasmiga ah ee Xaramka.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.