42
Madaxweynaha Taiwan, Lai Ching-te ayaa waraysigii uu siiyay wakaaadda wararka AFP, wuxuu ku sheegay inuu Shiinaha qorsheynayo qabsashada jasiiradda Taiwan, kadib Japan, Filibiin iyo dalal kale oo ku yaalla gobolka Indo-Pacific si uu u ballaariyo saameyntiisa.
Lai Ching-te, ayaa aaminsan inuu Shiinaha diyaarinayo qorshe uu dunidda wax kaga beddelayo , halkii uu dal ka ahaan lahaana uu la wareegi doono dalalka gobolka ee Indo-Pacific.

Screenshot