39
Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay in ay gacanta ku dhigtay Naasir Cige oo ku eedeysan inuu qaab Dhagar ah ku helay lacago sharci darro ah.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Booliska Kenya ayaa lagu sheegay in Nasir uu la socday diyaarad ay leedahay Kenya Airways, oo timid Australia, isaga oo waaranka soo xiridiisa la jaray 30-kii Janaayo 2026.
Naasir wuxuu heystaa laba dhalasho oo kala ah Soomaali iyo Australian.
