64
Waxaa ugu danbeyn xilkii laga qaaday madaxii DP World kaddib dood iyo fadeexad la xiriirtay kiiska Epstein. Soomaalida ayaa ayaguna u arkayay doorkiisa siyaasadeed in ay caqabad ku aheed midnimada iyo wadajirka umadda Soomaaliyeed.
Guddoomiyihii Shirkadda DP WORLD ayaa loo magacaabay Mr. Essa Kazim. Sidaana waxa lagu sheegay war lagu faafiyey Dubai Media Office.
Dr. Sultan Ahmed Suleyem waxa uu door weyn ku lahaa maalgashiga ay Shirkadda DP WORLD ku samaysay Dekedda Berbera.