Amnesty waxay ka walaacsan tahay weerarka ka dhacay Venezuela

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Ururka Amnesty International ayaa sheegay inay si gaar ah uga walaacsan yihiin khatarta sii xumaanaysa iyo xadgudubyada xuquuqda aadanaha ee dalka, ha noqoto kuwo ka dhashay hawlgallada Mareykanka ama jawaabaha dowladda Venezuela ee weerarada Mareykanka.

Isniinta waxaa la qorsheeyay kulan deg-deg ah oo ka dhacaya Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay oo looga hadlayo weerarada Mareykanka ee ka dhacay Venezuela.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.