104
Madaxweynaha Turkiga , Recep Tayyip Erdogan ayaa wadahadal uu waxyar ka hor telefoonka kula yeeshay madaxweynaha Imaaraadka Carabta, Maxamed Bin Zayed isagoo u xaqiijiyay in Turkigu; taageerrayo midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya iyo Yemen.
Erdogan ayaa intaa ku daray ; “ Turkiga wuxuu isku diyaarinaya inuu qeyb ka noqdo dadaallada lagu ilaalinayo midnimada Soomaaliya iyo Yemen.” Sida ay baahisay wakaaladda wararka Turkiga ee Anadolu.