148
Qaramada Midoobey ayaa soo bandhigtay in ay toos mashaariic uga bilowday maamulka Woqooyi-bari, iyada oo Hey’adeeda Horumarinta ee UNPD ay ceel-biyood ka hirgelisey deegaanka Awr-boogays ee maamul kaasi.
Magaalada Bacaadweyn ee Puntland ayey hey’addu sheegtey in sidaasi oo kale ay ka hirgelisey mashasriicda ceelasha oo ay maalgelisey boqortooyada Sucuudi Careebiya.
